The Complete Shopify Dropshipping course waa koorso aad kubaran doonto sida lagu bilaabo ganacsiga dropshipping’ka iyo sida aad internet’ka uga sameen karto dakhli fara badan, kaas oo kuu oggolaanaya inaad gaadho xorriyad dhaqaale, ayadoo aysan kaaga bixin waqti yo qarashaad fara badan.
Sidaas awgeed…tani waxay kuu ogolaanaysaa inaad shaqeyso adigoo gurigaaga jooga si online’ah dabcan waqti la qaadato asxaabtaada, u dalxiisto meelaha aad jeceshahay, isbedelna aad kusameyso noloshaada.
Kahor intaanan samayn ganacsigeygi ugu horreyey ee guuleysta 2 sano ka hor waxaan ahaa shaqsi kunool qol kiro ah oo kuyaalay kaambaas’ka jamacada ee dalka turkiga oo aan ujookay waxbarasho.
Waxaan baranayay Computer engineering waxaana ku jiray sanad dugsiyeedka 2aad. Semesterkeygii 2aad wuxuu iigu biloowmey sixun oo runtii adkeed, si kastaba ha ahaatee. Waxaan dareemay murugo. Waxaan aadi jiray cashar walbo sidaas aay tahayna waxba maka fahmi jirin mana xasuusan karin casharka maalintaas laqaato.
Runtii waxaan dareemay inaanan daneeyneenin wax kasta oo la xiriira jaamacad oo dhanba, waxaan dareemay inaan waqti badan luminaayo oona ogaaday in aay igu adagtahay inaan jaamacada dhameeyo. Saas oo aay tahay waalidkeyga aya marwalba igu cadaadinayay in aan ugu yaraan dhameeyo semesterka kadibna aan hal sano fasax qaato. Iskuday dheer kadib wey iisurta gali weeyde in aan semesterka dhameestirto oo halkaas ayaan uga tagay jaamacadii.
Kadib waan iskaga soo tagay gobolkii aan wax kabaranayay oo waxaan shaqo usoo doontay casimada istanbul Waxaana kahelay shaqo dhib badan oo shirkad dharka dhaqdo oo (Laundry) ah. Waxaan shaqeeynayey 84 hours isbuuciiba (12 hours per day), maqribkii ayan shaqada bilabi jiray subaxdi marke qoraxda sobaxdo ayaana dhamen jiray.
Rafaad dheer kadib waxa isuurta gashay inaan hal bil dhameesto shaqada waxana goaansaday in aan shaqada iskaga sootago madaama aay aad udhib badneed ana aan xamili kari waayay culeeska shaqada waxaana dib ugu laabtay gobolkeygi anigoo niyad jabsan yoolki aan lahaana gaarin.
Kadib aniga oo maalin tik tok iskadaawanayo aya waxaan arkay video kahadlayay ganacsiga dropshipping kadib waxaana isla markiiba bilaabay inaan youtubeka galo oo video yo badan oo kahadlaya dropshipping aan daawado bilaabayna inaan iskudayo sameynta ganacsiga dropshipping.
Dhawr bilood oo tijaabo iyo iskuday badan kadib ah, qaab walbana tijaabinayay, wax walbana iskudayaayey inaan ogaado anigoo dariiqa adag umarayay –sidoo kalena aana haysan cid i hagto, ugu dambayntii waxa aan gaadhay heer aan bishii ka helo $1000-$10,000 oo aan helo xorriyad dhaqaale oo aan ku riyoon jiray.
Sidaas awgeed madaama aay jiraan dhalinyaro badan oo aay haaysato caqabad dhaqaalo waxaan udiyaariyay The Complete Shopify Dropshipping course oo ah fursad aay ku koobin karaan dhamaan Dropshipping Training Sistem’ka ee aan dhisay ayagoo kubiiraya programka aan kadiyaariyay ee $25ka ah.
Ganacsiga dropshipping waa nooc Ganacsi cusub, oo gebi ahaanba ka duwan wax kasta oo aad hore u maqashay isbedelna kusameen karo noloshaada.
Waxaas oo dhan waxaa sitoos ah loogu sharaxay koorsadeena “The Complete Shopify Dropshipping course“
Ok intaaas kadib, waxaa jira hal shay oo ay tahay in aad maskaxda kuhayso;
Tani muddo dheer ma sii socon doonto. xaqiiqdu waxay tahay…Waxaan qorsheynayay inaan ku iibiyo gelitaanka Koorsadaan $200 Oo awalkii horeba ay ahayd.
Sababta aan qiima dhimista usameeyey aya waxey tahay Waxay ii ogolanaysaa inaan saameyn ku yeesho dhalinyar fara badan oo doonaya iney isbedel kusameeyaan noloshooda.
Qiima dhimistani waxey ku eegtahay 24 saacaadood. Mudadaas oo kaliya ayee koorsada $25 sii ahaan dontaa, waxii waqtigaas kadambeeyo lacagta wey isbadali dontaa oo waan kordhin donaa.
♣”Waxaan kalsooni ku qabnaa in programkeena dropshipping business uu kaa caawin doono inaad dhisto ganacsi online ah oo guuleysta.
Ugudambeyntii maadaama aad halkaan soogaartay, waxaan u qaadan karaa inaad diyaar u tahay inaad dalbato programkan, ood kubiirto kacaanka xortaa ee isbedel doonkaa……. “Dropshippers“
Waxeey koorsada kusaabsan tahay sida loo sameeyo ganacsi online oo internet ka wax loogu dhex iibiyo ayadoo xariir lala sameenayo Aliexpress.
Qofba dadaalkisa iyo fahankiisa aye kuxirantahay, balse sida caadiga ardayda badankood 1 bil kayar aye ku bogaan koorsada.
Hadba waxey kuxirantahay qofka dadaalka iyo waqtiga uu galiyo. Balse hadii aad waqti fiican malinki galiso dadaal adagna latimaado waxaad lacag kasameen kartaa isla bisha kuugu horeeyso.
Haa! Ganacsigaan waxa kushaqeesan karo qofkasta oo aduunka meshu rabo kajoogo waxaad ubaahantahay internet iyo taleefan.
Jawaabtu Waa Maya! Sababtoo ah Soomaaliya ma laha maraakiib ama diyaarado alaabta degdeg ugaarsin karo macamiilka, sidoo kale dadka intooda badan ma haystaan bankiyo online oo ay lacagta alaabta ay dalbanayan kubixiyaan. Sidaas daradeed waxuu ganacsigaan sitoos ah uga shaqeyaa Yurub iyo Amerika.
Markii laga reebo waxyalaha cuntada ah, dhamaan inta kale waalagu sameen karaa ganacsigaan sida Dharka raga iyo dumarka, alaabaha guryaha, alaabaha xafiisyada, alaabaha la isku qurxiyo sida mekap iyo jijimaha gacmaha yo dhamaan waxyaalaha kale oo dhan.
Waxaad sameesan dontaa bank caalami ah kadibna waxaad kuxiran dontaa dukankaaga ama websitekaga onlineka ah ee korsada kubaran donto sida loo dhiso kadibna halkas aye lacagta kuguso dhici dontaa. asagana waxad lacagta ugalasi bixi kartaa premier bank, ama Dahabshiil bank, ama Amal bank, ama Salaam Bank
Waxaa bank yada noohagajiyo yar udhashay wadanka nigeria oo ardayda uga dalabnaa. Waxuuna usoo hagaajiya Bank caalami ah oo laguso hagajiyay document yo USA ah. Bank yada uu noso hagajiyo waxaa kamid ah Paypal iyo Stripe.
Kadib markaad koorsada dhameyso ood bilaawi rabto ganacsigaan waxaad ubaahan dontaa lacag $17 ood kubilowdo ganacsiga, kadib markii ad lacagahaaga ugu horeeyo sameyso ayaad waxaad ku maalmalin kartaa ganacsigaaga si aad macaamiil fara badan ugaarto adigo xayeysiimaha facebook lacag kubixin doono.
Haa! waxaan bixinaa damaanad 3 maalin ah oo hadii uu qofku kuqanci waayo koorsada uu codsan karo in lacagtiisa dib loogusoo celiyo.
Kadib markad bixisid $25 lacagta xigta waxaad bixin dontaa 3 bil kadib. Sababtoo ah 3 di bil halmar ayaad lacagta koorsada labaxaysaa.
Haa! waxaad heli dontaa hagitaan tilaabo tilaabo ah wax walbo oo kugu adkaado iyo meel walbo oo ad fahmi weydana waa lagaa caawin donaa.
Casharada weey diyaarsan yihiin waxeyna kujiraan websitekeena halkaas ayaadna kudhex baran doontaa. Si aad usoo dalbato koorsada waxaad kudhufataa badhanka ay kuqorantahay WhatsApp ama waxaad nagalaso xariirtaa Lambarkaan +252637318923
◊Marnaba Kuma Qasaari Doontid Barashada Xirfadaan◊

Sidoo kale koorsada ayaa si kalsooni leh kuudiyaarisay damanad lacag celin ah;
Waan ogahay ka hor intaanan wax iibsan …Waxaan jeclahay in aan ogaado waxa aan iibsanayo in ay leeyihiin dammaanad.
Awoowgey aya waxuu dhihi jiray “Tijaabi baabuurka ka hor inta aanad iibsan” ……Sidaas Si Lamid ah Damaanadeena ayaa ah; Ku biir barnaamijka, Daawo koorsada Hadii aadan kuqancin koorsada,
Kadib message iigasoqor lambarkan whatsappka +252637318923 oo codso in lacagtada laguuso celiyo “waxad codsan karta lacag celinta sadex maalin gudahood laga bilaabo waqtiga aad iibsato ilaa 3 maalin inta aysan dhamaan kahor” Kadibna Lacagtaada ayaan sikalsooni leh kuugusoo celineynaa.
♣”Waxaan kalsooni ku qabnaa in programkeena dropshipping business uu kaa caawin doono inaad dhisto ganacsi online ah oo guuleysta. Taasi waa sababta aan u bixineyno dammaanad lacag celin ah oo 3 maalmood ah.”