Complete Guide To Freelancing Mastery

Categories: Freelancing
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Kooraskeena Freelancing’ka ah wuxuu ku siinayaa hage-talaabo-tallaabo ah si aad u noqoto Freelancer oona ganacsi online ah udhisto adigoo gurigaaga joogo iyo sidookale qaababka kala duwan ee macamiil fara badan ugu heli karto businesskaaga waliba macamiil somali ah iyo kuwa ajnabi ah labadaba.

Uma baahnid inaad noqoto qaar ka mid ah xirfadlayaasha si aad u bilowdo inaad lacag u hesho Freelancer ahaan. Laakin dad badan ayaa garan la’ meel ay wax ka bilaabaan iyo sida ay uga duwanaan karaan xirfadlayaasha kale si markaasi aay macaamiil fara badan uhelaan.

Caqabadda ugu weyn waxay ahayd “sidee ku heli karaa macaamiisha?” laakiin goobaha kobcaya sida Upwork, Fiverr, Freelancer iyo kuwa kale, waxaa jira 1,000 shaqo oo la heli karo wakhti kasta yo sidoo kale ganacsato somali fara badan oo ubaahan freelancers yaqano xirfadaha kala duwan sida designers yo web creators (Koorsada uga hadalnay qaabab fudud oo macaamiil somali lagu heli karo).

Bal qiyaas in aad ka shaqayn karto meel kasta oo aduunka ka mid ah, samaynta dakhli joogto ah bishiiba oo aad haysato xoriyad aad ku noolaato noloshaada riyada. Qaado koorsadan waxaanu kaa caawin doonaa inaad samayso.

Koorasku maaha sida koorsooyinka kale ee Freelancing ka oo onlineka ka araktay oo kaliya daboolaya aasaaska. Ama ka sii daran, uu hagaajiyay qof asagaba aanan xirfad ulaheyn.

Waxaad ku dhammayn kartaa inta badan koorsadan weekends oo aad heli kartaa macmiilkaaga ugu horreeya toddobaadka ama labada toddobaad ee soo socda haddii ay dhab ka tahay inaad taas samayso.

Show More

What Will You Learn?

  • Sida Loo Sameeyo Portfolio Steller PDF ah
  • Waxaad baran doontaa sida loo dhiso profile Upwork si wadajir ah
  • Baro sida loo helo Macaamiisha labadaba Online iyo Offline
  • Learn how to write your profile bio and story that drives clients to action
  • Baro sida loo price(qiimeen) gareeyo adeegaaga
  • Baro sida loo helo suuqa bartilmaameedkaaga oo loo sameeyo liiska adeegyadaada
  • Learn how to create business cards and letterheads and how to brainstorm your personal branding ideas
  • Create winning proposals(shaqa codsi) that ensure you land high-paying, long-term clients to achieve freelance success
  • Learn in-demand freelance skills from scratch
  • Talooyin & tabaha lagu horumariyo wax soo saarka, guusha, iyo koritaanka
  • Skills needed for freelancing success in the business i.e, web demo, social media demo

Course Content

Introduction and Course Guide

  • Course Guide
    00:00

Goal Setting

Branding Process

Building Our Portfolio

Profile Module

Skills Module

Niche Selection

Finding Clients

Money Process

Bonus

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet